Sahanka Caawinta Farsamada

Waad ku mahadsan tahay qaadashada ra'yi-ururintayada! Sababtoo ah waanu qadarinay wakhtigaaga, waxaanu jecelnahay inaanu ku siino fursad aad ku guulaysato shahaado hadyad $50 ah mid ka mid ah dhawr meherad oo maxali ah oo ka shaqaynaya horumarinta deegaanka u dhashay ee Portland.

Fadlan geli macluumaadka xiriirka ee soo socda oo ka dooro bakhaar liiska hoos-u-dhaca ee xagga hoose. Waxaanu dooran doonaa oo aanu la xidhiidhi doonaa ku guulaysta isla marka sahanku xidhmo. Macluumaadkaaga looma isticmaali doono ujeedo kale.